Dagaalo culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Belad-weyne ee G/hiiraan

Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay degaano ku yaalla hareeraha Magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan kuwaasoo dhexmaraya ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Al-shabaab. Wararka ayaa sheegaya nin dagaalka saaka uu bilowday ka dib markii ciidamada huwanta ay weerar qorsheysan ku qaadeen degaano ku yaalla duleedka Beladweyne oo ay fariisimo ku … Continue reading Dagaalo culus oo saaka ka qarxay duleedka Magaalada Belad-weyne ee G/hiiraan